Adeegyada BDM (About BDM in languages other than English - Somali)

About BDM in languages other than English

Waxaan diiwaangelinaa faahfaahinta dhacdooyinka nolosha ee Victoria. Waxaan sidoo kale bixinnaa shahaadooyinka dhacdooyinkaas.

Nagala hadal annaga wax ku saabsan

  • diiwaangelinta dhalashada cunugga iyo shahaadooyinka dhalashada
  • shahaadooyinka dhimashada
  • shahaadooyinka guurka
  • diiwaangelinta xiriirka iyo shahaadooyinka xiriirka
  • Ku guursashada Victorian Marriage Registry
  • beddelida magaca
  • xaqiijinta galmada.

Macluumaad dheeraadka ah iyo taageerada

Talooyinka ku qoran luqaddaada

Si aad ugula hadasho BDM luqadaada, ka wac Adeegga Fasiraadda iyo Turjumaadda 13 14 50. Weydii inay kula xiriiriyaan the Registry of Births, Deaths and Marriages Victoria taleefanka 1300 369 367.

Naga soo wac

1300 369 367
8am - 4pm Isniinta ilaa Jimcaha (marka laga reebo maalmaha fasaxa dadweynaha)

Website-ka BDM

Ka eeg www.bdm.vic.gov.au waxaad doorataa ‘Contact Us’ si aad u samayso wax-weydiin.

Xaruumaha Adeegga Caddaaladda

Xaruumaha Adeegga Caddaaladu waxay ku bixiyaan adeegyada BDM Victoria oo dhan. ka eeg wixii faahfaahin dheeraad ah www.justice.vic.gov.au/service-locations(opens in a new window)

Updated